Ciidamada Kumaandooska oo gacanta ku dhigay gaari qaraxyo waday iyo ragii la socday

Ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay wehliyeen ciidamada daraawiishta Galmudug ayaa howlgal ay ka sameeyeen deegaano kuyaala gobolka Mudug kusoo qabtay xubno katirsan Al Shabaab iyo gaari ay wateen. Saraakiisha ciidankan hoggaaminayay ayaa sheegay in deegaanka Cadale oo kuyaala inta u dhaxeeysa wisil iyo Bajeela ee gobolka Mudug ku qabteen gaari qaraxyo saarnaayeen iyo rag … Continue reading Ciidamada Kumaandooska oo gacanta ku dhigay gaari qaraxyo waday iyo ragii la socday